Maxkamadda Degmada Hodan oo baafinaysa shaqsiyaad
Maxkamadda degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxey baafineysa shaqsiyaadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iney maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 45 cisho ah.
Read moreMaxkamadda degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxey baafineysa shaqsiyaadka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin iney maxkamadda ku hor yimaadaan muddo 45 cisho ah.
Read moreTartankan qur’aan aqriska ah oo socday muddo 10 maalin ah ayaa lagu soo gabagabeeyay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi. Tartanka oo ay soo qabanqaabisay mu’asadada ansaaru sunnah, ayna ka qeybagleen...
Read moreMunaasabad lugu sagootinayay kooxda kubadda cagta Comsed ee ka dhisan Puntland ayaa lugu qabtay magaalada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen toddobadkii ugu dambeeyay. Xafadda oo afur ahayd,waxaa ka qayb-galay madaxweyne...
Read moreMadaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Filippo Grandi ayaa sheegay in beesha caalamku ay ku guuldarraysatay inay maalgelin ka samayso Soomaaliya, si fursad loo siiyo qaxootiga ku...
Read moreCiidamada miino baarista ee booliiska Soomaaliyeed ayaa ku guuleestay in ay qarxiyaan miino lagu aasay dhinaca Laamiga Warshadaha gaar ahaan agagaarka Warshaddi Birta. Dadka deegaanka oo ka war helay miinada...
Read moreWasiirka Caafimaadka Dawlada Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed iyo Wakiilo Kasocoday Dawlada Sacuudi Arabiya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku dhaxdhigay Cisbitaal cusub Laguna daryeelidoono Bulshada magaalada. Cisbitaalkan Cusub ee laga dhisidoono...
Read moreMogadishu, 11 June 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreMas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha ayaa kormeer ku tagay degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha dhexe iyagoo soo indha indheeyay xaaladda nololeed ee bulshada. Mas'uuliyiinta ayaa warbixin ka dhageystay qaar...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho