Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro oo kulan afur ah u sameysay haween

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo deeq lacag ah gaarsiisay dhaawacyo laga keenay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaani afurka ah ee qaar kamid ah haweenka soomaaliyeed ay u sameysay marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan ayaa waxa looga hadlay sida haweenku  ay door muuqda ugu yeelan karaan doorashooyinka la filaayo in ay dhamaadka sanadkaan ay ka dhacaan dalka.

Qaar kamid ah haweenkii kulanka lagu casuumay oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kula taliyay haweenka in ay muujiyaan dadaal si ay uga mid noqdaan mudanayaasha Barlamaanka ee bedeli doono kuwa hadda jira.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa uga warbixisay haweenka kulanka kasoo qayb galay safarkii dhawaan Madaxweynuhu ku tegey xeryaha qaxootiga dhadhaab ee dalka Kenya oo ay ku wehlinaysay.

“Waxaan ku soo aragnay xeryaha dhadhaab ee dalka Kenya dad Soomaaliyeed oo intooda badan ku dhashay Kenya, laakiin doonaaya in ay yimaadaan dalkooda Hooyo, balse aan fursad u helin in ay noolaadaan dalkooda waxaa waajib nagu ah sidii cartuurtaas aan dalkooda ugu soo celin lahayn”.ayay tiri Marwo Sahro.

Marwada Madaxweynaha  Sahro Cumar Xasan ayaa sidoo kale Haweenka u sheegtay in tirada hadda ay ku leeyihiin Baarlamaanka tiro ka badan ay ku yeelan doonaan dawladda soo socota.

“Waxaan rajeynayaa inta hada aan ku leenahay Baarlamaanka Soomaaliyeed in ka badan ay ku yeelan doonaan Baalamaanka soo socda, waxaan leenahay afartan xubnood” ayay Marwada Madaxweynaha hadalkeeda ku dartay.

 

 

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Tartanka isboortiga gobollada dalka oo lagu qaban doono Muqdisho

Next Post
Tartan Sport oo loo qabtay maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar

Tartanka isboortiga gobollada dalka oo lagu qaban doono Muqdisho

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In