Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee Marxuum Dr Aadan Xaaji Ibraahim oo...
Read moreBeled Weyne, 26 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Dr Aadan Xaaji...
Read moreShir jaraa'id oo uu maanta magaalada Cadaado ku qabtay wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan ayuu ku sheegay in dagaalladii maanta ay kula galeen kooxda Shabaab deegaanada Galhagiig, Dinooda, iyo...
Read more25 March 2016: Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa sheegtay in dagaalka lagula jiro Al Shabab aan la joojin doonin ilaa iyo inta firxadka kooxdaasi argagixisada ah laga sifeynayo guud...
Read moreBarnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo jimcaha ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan TVga qaranka iyo Radio Muqdisho ayaa todobaadkan waxaa looga hadlay arrimaha abaaraha iyo sidii...
Read moreMadaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa Maanta 25-March-2016 waxay kusoo...
Read moreMuqdisho, 25 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka daali doonin inay ka mira dhaliyaan dhismaha...
Read moreM.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada B.weyne Ee xarunta Gobalka Hiiraan. Wafdiga M.weyne Xasan Sh Waxaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho