Madaxweynaha oo ubax dhigay taallada S. Y. L. hambalyana u diray dhallinyarada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho munaasabadda maallinta dhallinyarada awgeed oo ku asteysan maanta oo ah 15 May. Madaxweynaha...
Read more










