Wasaaradda waxbarashada oo soo saartay liiska xarumaha imtixaanaadka dugsiyada G/Banaadir+Akhriso
Wasaaradda waxbarashada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay liiska xarumaha ay dugsiyadu ku gelayaan imtixaanaadka sanad dugsiyeedka 2015/2016. halkan hoose ka akhriso jadwalka wasaaradda. Liiska Xarumaha Imtixaanka Gobolka Banaadir12...
Read more











