Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo ku baaqay in Gurmad loo fidiyo Shacabka uu saameeyey Fatahaadda Wabiga Shabelle ee Beledweyne.
Muqdiaho... 23-May--2016....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinku ay ka soo gaareen...
Read more











