Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka oo ka hadlay xaaladda dhallinyaro ku xiran dalkaasi “Dhageyso”
Dajiraha Soomaaliya dalka Mareykanka, Axmed Ciise Cawad ayaa ka hadlay xaaladda dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaasi Mareykanka islamarkaana la sheegay in dib looga celinayo dalkaasi. Dhalinyaradan oo gaaraya ilaa...
Read more









