Madaxweyne Xasan Sheekh iyo hoggaamiyaha Uganda oo ka wadahadley iskaashiga labada dal
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Uganda, Gen. Yoweri Kaguta Museveni ayaa maanta kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Uganda ee magaalada Entebbe....
Read more











