Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX 6-3-2016
Read moreWafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare xigeenka DFS Md. Maxamed Cumar Carteh oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka Maraykanka, ayaa kulamo la yeeshay madax ka tirsan dawladda Maraykanka,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Maxamed Abshir Yuusuf Waldo. ‘’Innaa...
Read moreXoghayaha guud ee Qaramada Midoobeey, Ban Ki-moon, ayaa booqday xero qaxooto oo ku taalla waqooyiga Algeriya taasoo ay ku noolyihiin qaxooti ka qaxay saxaaraha galbeedka ee Morocco ay maamusho. Mr Ban...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa si rasmi ah u xiray maanta Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya isaga oo dhinaca kalena guddoomay billad...
Read moreWasiirada Xanaanada Xoolaha ee dalalka Masar iyo Soomaaliya ayaa Dekadda Magaalada Suweys waxa ay kusoo dhaweeyeen Markabkan siday in ka badan 2,600 oo neef Geel ah kuwaa oo laga dhoofiyay...
Read moreGuddi ka kooban maamulka deegaanka iyo bulshada rayidka ah oo gacanta ku haya dhismaha qaybta hooyada iyo dhallaanka oo lagu kordhinayo Isbitalka Galinsoor ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed dal iyo...
Read moreDegmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe waxaa gacanta ku haysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ay ka howlgalaan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM oo iyagu ka saaray maleeshiyaadka...
Read moreKulanka baarlamaanada Afrika oo looga hadlay Warbixin ay soo diyaarisay waaxda Ururka Midowga Afrika uqaabilsan arrimaha Nabadgalyada iyo amaanka, ayaa lagu sheegay in weeraro isdaba joog ah ay sanadkaan kooxaha...
Read moreSafiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka Safaarada Cali Maxamed Shiikh Cali Begadi ayaa deeq dhar ah gudoonsiiyay 7muwaadin oo soomaali ah,kuwaasi oo magaalada Mombasa...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho