Shirka Qorsheynta Aayaha Qaranka oo ka furmaya Maanta Cadaado
Shir looga hadlayo Qorshaha Qaranka ayaa maanta ka furmidoona Magaalada Cadaado ee xarunta Gobolka Galgaduud iyadoo ay ka qeyb galayaan Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Gobolldeedka Galmudug, Ururrada bulshada...
Read more











