Sunday, November 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maanta oo ku beegan Maalinta Biyaha Adduunka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maanta oo ku beegan Maalinta Biyaha Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Noole kasta oo jooga Adduunkaan waxaa Saldhig u ah Noloshiisa Dhan kaste Biyaha iyadoo biyuhu uu qeyb weyn ku leeyahay Nolosha Dadka iyo Duunyada, waddan walba oo ku yaal Dunida waxa uu leeyahay Qorshayaal lagu horumariyo Biyaha Soomaaliya waxa ay ku tallaabsatay Horumarro Badan oo laga Sameeyay Dhanka Biyaha, Gobol Degmo, Tuulo iyo Meelkasta oo ka mi ah dalka waxaa laga hirgaliyay Ceelal dadka iyo Duunyada ay ka biyo Cabaan taas ayaana saldhig u ah Doorka muuqda ee Sannadkaan Soomaaliya Dhanka Biyaha ay ka gaartay.

Guddoomiye ku xigeenka Shirkadda Horumarinta Biyaha Prof Maxamed Sheekh Mahdi Caliย  oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in maanta ay tahay maalin weyn maadaama Magaalada Muqdisho ay ku tallaabsatay Horumarro badan oo laga Sameeyay Biyaha, iyadoo meelo badan oo dalka ka mid ahna laga hirgaliyay Ceelal Biyaha dadku ay ka Cabaan.

Related posts

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026

“Maanta waxaa loo asteeyay maalinta Biyaha Adduunka ka shirkad ahaanna Qorsheheennu waxa uu yahay in dadku ay Cabaan Biyo Nadiif ah innaga iyo Dowladda Federaalka ahnaย  Aad baan uga wada shaqeynaa Arrintaas” Ayuu Yiri Profย  Maxamed Sheekh.

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka socda Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha, iyadoo 22’ka bisha Maarso Sannad Walba Adduunka laga Xuso Maalinta Biyaha.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta oo ku wajahan Cadaado

Next Post

Madaxweynaha Puntiland oo ka hadlay Dagaalka Alshabaab

Next Post
Puntland oo Sheegtay in uusan Fashilmin Shirkii Madasha wada-tashiga Qaran ee Dhawaan Kismaayo lagu soo gaba gabeeyay

Madaxweynaha Puntiland oo ka hadlay Dagaalka Alshabaab

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo lagu hor dhaariyay Madaxweynaha JFS

November 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

MADAXWEYNAHA JFS OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA CALEEMO-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BFS OO KA QEYB GALAY CALEEMA-SAARKA HOGGAANKA CUSUB EE GALMUDUG

November 5, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ฒ ๐š๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐ž ๐ค๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง (๐‡๐š๐ฅ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ)

November 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In