Man City Oo Taako Kala Kulantay Norwich City
Kooxda Man City rajada ay ka qabtay hanashada horyaalka England ayaa meesha kasii baxeyso kadib markii ay 0-0 la dhaafi waayeen naadiga Norwich City kulan ka tirsanaa EPL. Macalin Manuel...
Read moreKooxda Man City rajada ay ka qabtay hanashada horyaalka England ayaa meesha kasii baxeyso kadib markii ay 0-0 la dhaafi waayeen naadiga Norwich City kulan ka tirsanaa EPL. Macalin Manuel...
Read moreHay’ada shaqalaha rayidka ah ee Dowlad goboleedka Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo qaadday imtixaankii Madax-qaybeedyada Shaqada iyo shaqaalaha ee Hay’adaha iyo Wasaaradaha ka faa’iidaysanaya mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee uu Bangiga...
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo...
Read moreMaxkamada darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa maanta xukunno ku riday eedeysanayaal maxkamada horey loo horkeenay, kuwaas oo lala xiriiriyey weeraradii bishii lasoo dhaafay ka dhacay...
Read moreTaasi macnaheedu wuxu yahay in geedka quraca ahi uu wax badan dheer yahay geedaha kale, hase ahaatee qaraxii dhawaan gil-gilay magaalada muqdisho ma aheen qurac bal wuxuu ahaa gantaal laga...
Read moreSida ay qortay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, Iska Hor Imaad u dhexeeya Dadka Deegaanka iyo Maleeshiyaadka Al-shabab ayaa lagu Soo Waramayaa in uu ka dhacay Deegaanka Wabxo oo Hoos...
Read moreOlolahaan nadaafadeed oo ah mid wax looga qabanayo nadaafad xumi ka jirta qeybo ka mida xaafadaha magaalada galkacyo ayaa waxaa maamulka dagmada galkacyo oo kaashanaya qeybaha kala duwan ee bulshada...
Read moreGuddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaacil Macalin Muuse, Guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga ee Gobalka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Kaaraan, fanaaniin, iyo ururada Bulshada Rayidka ayaa ka...
Read moreGuddoomiyaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay C/llaahi Watiin oo la Hadlay Radio Muqdisho ayaa Faah faahiyay howlgallo Lagu soo qab qabtey Tiro dad oo lagu tuhmayo in ay ka...
Read moreTaliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay booqashada uu ku jooga dalka Talyaaniga, isagoo sheegay kaddib markii...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho