Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma,arke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo shalay Gaaray Waddanka Talyaaniga ayaa maanta la filayaa in kulan ballaaran ay la qaataan Madaxda...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirri gelinta Maalgashiga Xukuumadda Soomaaliya Cabdisalan Cumar Hadliye iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait iyagoo kala hadlay Arrimo ay ka...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shalay galingii dambe furay Shir looga hadlayo Qodobo ka mid ah Dastuurka Dalka oo socondoona muddo Afar maalin ah....
Read moreHay adda Qaramada midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee magaacala cape town ee dalka koonfur Africa ka dhoofisay in kabadan 20 qoys oo Soomaali...
Read moreKulan oo aqoon isweydaarsi ah oo ay soo agaasimeen ururrada Sosda Iyo Daryeel ayaaa maanta lagu qabtay magaalada Galkacyo iyado ay kulanka ay ka qeyb galeen ilaa 100 dhalinyara ah oo ka...
Read moreGudoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya mudane Jaylaani Nuur Iikar oo maanta ka qayb galay shir heer caalami ah oo uga furmay baarlamaanada caalamka oo ka dhacaya House of...
Read moreWar-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu cambaareeyay weerarkii argagixiso ee ka dhacay magaalada...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo halkaasi si diirran loogu soo dhaweeyay. Wasiirka Arrimaha...
Read moreWasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Koofur Galbeed Soomaliya C/raxamaan ibraahim Adan ayaa maamul cusub oo shaqeyn doona muddo Lix bilood ah u magacaabay degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay. Wasiirka arrimaha...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho