Weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay xeebta Liido
Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd oo caawa fiidki ah ka dhacay magaayad laga cunteeyo oo ku taala xeebta Liido ee...
Read moreWeerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhaweyd oo caawa fiidki ah ka dhacay magaayad laga cunteeyo oo ku taala xeebta Liido ee...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ummad kasta ay horumar dhan kasta ah ku gaari karto marka ay xoogga saarto adeegsiga luqaddeeda iyo dhaqankeeda. Madaxweynaha...
Read moreBooliiska dalka Kenya ayaa lagu soo waramayaa in magaalada Malindi ay ku dileen Afar qof oo la doon-doonayay kuwaasoo sida la sheegay ku jiray falal argagixisanimo, waxaana laga helay bistoolad...
Read moreGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulankan looga hadlay qodobo kala duwan oo...
Read moreHay’adda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa ku dhawaaqday in tan iyo markii uu billowday qorshaha dib u celinta qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab, waqooyi bari Kenya ay ku...
Read moreMagaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeeaha Dhaxe oo martigelineysa shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa muooyinkii dambe ku tilaabsaneysay horumarro isugu jira dhinacyada dhismaha, bilicda iyo...
Read moreMadaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska sanadguurada 43 ee ka soo wareegtay markii la qoray Afka Soomaaliga oo lagu qabtay Muqdisho. Madaxweyne...
Read moreWasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay madal looga doodayo miisaaniyadda qaran ee 2016, waxaana madasha ka soo qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan, iyadoo dadka ku nool daafaha caalamku...
Read moreGudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo safar shaqo ku jooga magaalda London ee wadanka Ingiriiiska ayaa kulamo la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Magaalada...
Read moreMadaxweynaha Dowladd goboleedka Puntaland C/wali Max’ed Cali Gaas oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in marnaba aan la dhihi Karin, in uufashilmay shirkii Madasha Wada-tashiga Qaran ee dhawaan ku soo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho