Duqa magaalada Muqdisho iyo dhiggiisa Istanbul oo heshiis kala saxiixday (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay Duqa magaalada Istanbul Dr. Kadir Topbas, iyagoo kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya. Kulankan ayaa...
Read more











