Monday, May 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faahfaahin ku saabsan qaraxyadi caawa ka dhacay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Laba Qarax oo loo adeegsaday gawaari walxaha Qarxa lagu soo xiray ayaa caawa fiidkii ka dhacay beerta nabadda ee magaalada Muqdisho kuwaasoo sababay qasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed.

Qaraxyadaasi ayaa waxaa ku geeriyooday inta la ogyahay ilaa 10 qofood in ka badan 25 kalena wey ku dhaawacmeen, kuwaasoo dhamaantood ahaa dad rayid ah, sida ay kusoo waramayaan wariyayaal ka tirsan Radio Muqdisho oo halkaasi ku sugan.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026

Qaraxa hore ayaa ka dhacay waddada laamiga ah ee dhanka galbeed ka marta Beerta nabadda, halka daqiiqado kaddibna uu qarxay gaari yaallay irridka hore ee hotelka Muna oo dhinaca ku haya Beerta nabadda, iyadoo uu burbur xooggan soo gaaray dhismayaashii ka agdhawaa meelaha ay qaraxyadu ka dhaceen.

Gaadiidka gurmadka deg degga ee Ambalaaska loo yaqaano ayaa daadgureynayaa dadkii ku wax yeeloobay qaxyadaasi iyadoo loola cararayo cisbitaallada magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale ciidamada ammaanka ayaa xilligan ku guda jira hawgal ay ku xaqiijinayaan ammaanka iyadoo la maqlayo rasaas goos goos ah oo ay isweydaarsanayaan ciidamada iyo maleeshiyaad weerar argagixiso ka geystay halkaasi qaraxyada kaddib.

Wixii ku soo kordha halkan kala soco

Previous Post

Deg deg Qarax Fiidnimadii Caawa Ka dhacay magaalada Muqdisho

Next Post

Waa sidee goobaha ay Caawa Qaraxyadu ka dheceen ee Muqdisho?”HALKAN KA DHAGEYSO”

Next Post
Waa sidee goobaha ay Caawa Qaraxyadu ka dheceen ee Muqdisho?”HALKAN KA DHAGEYSO”

Waa sidee goobaha ay Caawa Qaraxyadu ka dheceen ee Muqdisho?"HALKAN KA DHAGEYSO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Biljimka oo ku baaqday ka qaybgalka doorashooyinka ka socda dalka

May 11, 2026
0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

Shacabka Muqdisho oo bannaanbax lagu taageerayo horumarka Caasimadda isugu soo baxay

May 11, 2026
0

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In