Friday, July 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deg deg Qarax Fiidnimadii Caawa Ka dhacay magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka qeybgalaya caleema saarka madaxda maamulka Galmudug.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaaro  Kowdii maqribnimo ee caawa ayaa magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga Xarunta Madaxtooyada waxaa ka dhacay laba qarax oo sababay Qasaaro kala duwan .

Wariye Sugaal Macalin Maxamuud oo ka tirsan Wariyayaasha Wasaarada warfaafinta oo ka agdhaw Goobta Qarxa uu ka dhacay, ayaa radio Muqdisho la hadkay ayaa sheegay in ay dhaceen laba qarax oo qiyaas ahaan ay u dhaxaysay 30 daqiiqo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

Wariye C/casiis afrika oo ka mida warbaahinta qaranka ayaa sheegay in uu arkay Meydadyaka dhowr ruux oo rayid ah. ilaa hada waxa la xaqiijiyay dhimashada Toban ruux, inkasta oon wali si rasmiya loo xaqiijin Karin dadka ku waxyeeloobay weerarkaasi .

Sida ay wariyayaasheena ku soo waramayaan Ciidanka Amaanka ayaa toogtay laba Ruux oo waxyaabaha qaraxa ay ku xiraanyeen kuwaasi oo doonayay in ay gaystaan Qaraxyo kale. Gaadiidka Gurmadka Degdega aha yaa hada Ku howlan Gaarsiinnta Dadka ku dhaawacmaya Weerarka bahalnimo ee kooxaha Manaxayaasha ah ay gaysteen.

Wariyayaasha Warbaahinta Qaranka oo gooobta Gaaray Ayaa warbixino ay inooga soo dirayaan idiin Soo gudbin doonaa Goor Dhaw insha alaah

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ganacsatada Turkiga ku dhiirigeliyay inay maalgashadaan Soomaaliya+Sawirro

Next Post

Faahfaahin ku saabsan qaraxyadi caawa ka dhacay Muqdisho

Next Post
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday

Faahfaahin ku saabsan qaraxyadi caawa ka dhacay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In