Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wafdigu Guddomiyaha waxaa garoonka diyaaradaha...
Read more










