Ciidanka xoogga oo gacanta kusoo dhigay xubno katirsan khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-Horjooge oo ka tirsan khawaarijta. Howgalka lagu soo qabtay labadaan Horjooge ayaa ka dhacay aagga Deegaanka Gabdhaale...
Read more











