Qorshe lagu Dhameys Tirayo Argagixisada Shabaab oo ka socda Jubbaland” Dhageyso
Saraakiisha Amniga Dowlad Gobolleedka Jubbaland ayaa sheegay in horaanta Sannadkaan Cusub ee 2016’ka ay qaadi doonaan howlgalkii lagula wareegi lahaa deegaannada wali gacanta ugu jira kooxda Al-shabaab. Afhayeenka Dowlad Gobolleedka...
Read more