Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo dhan $4.3-milyan oo ay siineyso ciidanka XDS. Wasiiru dowlaha wasaaradda ciidanka qalabka sido ee Britain Penny Mordaunt ayaa deeqdan lacageed uga dhawaaqday magaalada...
Read moreWARKA HABEENTABIYE MOWLIID SABRIYE 14-02-2016
Read moreWakiilka gaarka ah ee hoghayaha guud Qaramada Midoobay Michael Keating ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo isagoo kulan la qaatay madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan. Shir jaraa'id oo labada mas'uul...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee Ingiriiska Penny Mordaunt, Safiirka u fadhida Soomaaliya Danjire Harriet Mathews, waxana ay...
Read moreKulan oo ay ka soo qayb galeen xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Galmudug xildhibaano, wasiirro ka tirsan maamulkaasi, madax ka socotey Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed iyo Rugta ganasiga...
Read moreGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa galabta yeeshay kulan gaar ah, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay...
Read moreMadaxweynaha Pakistan, Mamnoon Hussain, ayaa shacabka dalkiisa ku boorriyay iney ka fogaadaan xuska maalinta jaceylka ama Valentine, oo ku beegan beri oo Axad ah 14 fep. Mamnoon Hussain madaxweynaha Pakistan...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Cali Guudlaawe, oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa iyo saraakiil ciidan ayaa maanta booqasho ku tegay deegaanka Biyo Cadde ee ka tirsan degmada Jowhar halkaasoo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho