Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay howlgal ay ciidamada XDS ka sameeyeen Galgaduud
Horjooge ka tirsanaa kooxda Shabaab oo dhibaatoyin farabadan u geysan jiray bulshada ayaa lagu dilay deegaanka Ceel-qooxle ee gobolka Galgaduud. Col. Cabdi Xasan Maxamed oo ka mid ah saraakiisha ciidanka XDS...
Read more











