Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda
Codsigan loo diray maamulka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu yahay ka qaybqaadashada iyo dhameystirka dib u dayactirka xarunta wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Soomaaliya. C/weli Ibraahim Sheekh...
Read more











