Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dhaqaalaha Koofur Afrika oo hoos u sii dhacaya iyo Madaxweyne Zuma oo qirtay

epa01749769 South African president Jacob Zuma delivers the State of The Nation address in Parliament, Cape Town, South Africa, 03 June 2009. President Zuma promised to create half a million jobs this year in his first state of the nation address to parliament and said fighting poverty was his priority, a week after South Africa announced it was facing its worst recession in 17 years. EPA/MIKE HUTCHINGS / POOL

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweeynaha dalka Koofurta Afrika Jacob Zuma ayaa waxaa uu ka hor qirtay Kulanka Baarlamaanka Koofurta Afrika in dalka Koofurta Afrika ay soo wajahday dhibaatooyin dhinaca dhaqaalaha.

Hadalkan uu ka jeediyay Madaxweeyne Jacob Zuma baarlamanka dalka Koofurta Afrika ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli qolyaha Mucaaradka dalkaasi Koofurta Afrika ay ku eedeeynayaa madaxweeyne Zuma in uu leexsaday lacago gaaraya labaatan milyan oo doolar oo uu ku dhistay aqalkiisa.

Related posts

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026

Xubnaha u ololeeya in dalka koofurta Afrika uu ka baxo dhaqaala xumida haayasata ayaa ugu baaqay madaxweeyne Zuma in uu xilka isaga dego.

Taasi mid la mid ah ayaa waxaa ay ka dhacsday afaafaka hore ee baarlamanka dalka Koofurta Afrika oo debadbaxyo looga soo horjeedo maamulka Madaxweeyne Jacob Zuma  ay ka sameeyeen dhallin yarada isbeddel doonka ah ee dalka Koofurta Afrika

Bileeysa ka hortaga rabshadaha ayaa isku dayay in ay xoog ku kala kaxeeyaan dhallinyaradaasi mudaaharaadyada ka hor sameeyanaya baarlamanka dalkaasi

Previous Post

Wariyayaasha oo soo dhaweeyay in hogaanka ururka Saxafiyiinta qaranka la doorto

Next Post

Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda

Next Post
Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda

Wasiirka Shaqada oo Codsaday in gacan laga siiyo dhismaha xarunta Wasaaradda

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

Wasaaradda Batroolka XFS oo go’aanno ka soo saareysa cabashooyinka dadka ee ku aadan shidaalka

March 13, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka XFS, Maxamed Xaashi Carabey oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyay sare u kaca...

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

Xuska maalinta caalamiga ah ee cudurada ku dhaca Indhha oo Muqdisho lagu qabtay

March 13, 2026
0

Mas'uuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad lagu maaamuusaayey maalinta caalamiga ah ee wacyigelinta cudurka biyaha indhaha...

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In