Jowhar waa magaalo ceynkee ah? Qormo Xiiso leh.
Waxaa Qoray Maxamed Ibraahim Macalimuu Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan sida ay...
Read moreWaxaa Qoray Maxamed Ibraahim Macalimuu Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan sida ay...
Read moreCiidanka Booliska Soomaaliyeed oo hawlgaladaan ka sameeyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay hub isugu jira gantaalada Liddka Diyaaradaha iyo kuwa garabka laga...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta dhagax dhigay dhismaha Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ay ku yeelanayso Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Dhagax dhigga Wasaaradda...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maalmahaan ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa wada kulamo uu halkaasi kula yeelanayo madaxda Beesha Caalamka ee Nairobi fariisinka u...
Read moreWafti uu hoggaaminayo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil ayna weheliyaan agaasimaha Guud ee wasaaradda Axmed Xaaji Cabdi iyo Madaxa Mashruuca Taakuleynta Isgaarsiinta (ICT) Maxamed Cabdi...
Read moreWar Goordhow naga soo gaaray Magaalada Dhuusa Marreeb ee Gobolka galgaduud ayaa sheegaya in rag loo maleynayo inay ka tirsan yihiin kooxda Alshabaab ay Afduubteen gaari Ambulace ah oo loogu ...
Read moreWasaaradda Beeraha Dowladda Soomaaliya ayaa wadda kor u qaadista Dalagyada kala duwan ee dalka ka soo Go’a. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamuud Maxamed Maxamuud oo la...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho