Darawalki Osama Bin Laden oo ku geeriyooday dalka Yemen
Ninkii waardiyeeyn jiray Osama Bin Laden laguna magacaabi jiray Nasser al- Bahri oo u dhashay Yemen ayaa u dhintay xanuun in muddo ah hayay, sida ay sheegeen ilo caafimaad oo...
Read moreNinkii waardiyeeyn jiray Osama Bin Laden laguna magacaabi jiray Nasser al- Bahri oo u dhashay Yemen ayaa u dhintay xanuun in muddo ah hayay, sida ay sheegeen ilo caafimaad oo...
Read moreDibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, kaddib markii ciidanka milateriga Kenya ay rasaas oodda uga qaadeen dad saarnaa gaari...
Read moreWasaaradda Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo sartay War-saxafadeed ay uga hadleeyso habka wadaagga wax soo saar ee qayaraadka dalka, ayadoo taageera ka heleeysa African Legal Support Facility...
Read moreIStanbul:-Madaxwynaha dalka Turkiga Rajeb Dayid Erdogan ayaa uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaaan dagaalka lagula jiro argagixisada. “Muslim ahaan, Waxaa inoo yaala howl muhiim ah inaan bar-bar...
Read moreR/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta xarigga ka jaray machadka horumarinta tamarta iyo biyaha kaasoo laga hirgeliyay magaalada Muqdisho. Munaasabaddii furitaanka Machadka ayaa waxaa ka qeybgalay...
Read moreUgu yaraan lab aka tirsan ciidamada booliiska ee Kenya ayaa ku dhintay weerar ay al-shabab ku qaadeen kolonyo ciidamada booliiska Kenya ah oo marayey jidka isku xira Mandera iyo Ceel...
Read moreWar-saxaafdeed ay soo saartay hey'adda NISA oo nuqul ka mid ah uu helay Radio Muqdisho ayaa lagu sheegay in howlgal lagu fuliyay Muqdisho lagu qabtay laba nin oo u dhashay...
Read moreMagaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaa ka socda qaban qaaban qaabo iyo diyaar garow xoooggan oo loogu jiro marti gelinta shirka maamul u sameynta gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan....
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen "Odawaa" iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe. Wafdiga Wasiirka waxaa ka mid ah...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho