Gudoomiyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada Qalabka sida oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidanka XDS ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. G/le Dhexe Xasan Cali Nuur Shuute...
Read moreRajeb Dayib Erdogan Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu bad baadiyay nin sabool ah oo doonayay in uu iska tuuro Buundada ugu dheer dalka Turkiga oo ku taala...
Read moreWaxa magaalda Muqdishio gaar ahaan garoonka Wiish ka furmay horyaalka kubadda kolega 2015-16, waxaana xafalada furitaanka ka qayb galay mas'uuliyiin ka socotay Guddiga Olombiakada qar ka mid ah xirirada, madaxada...
Read moreGudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale "Madaale" ayaa maantay dhagax dhigay masaajid Loo dhisayo Áqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay In...
Read moreSawirr qaade: Farxaan Suleymaan Masgaro
Read moreMadaxa booliska dalka Kenya Joseph Boinet. Ayaa sheegay in Dowladdiisa ay u diyaarsan tahay ka hortaga kooxaha Al shabaab iyo ISIS kuwaas oo uu sheegay in ay ku sugan yihiin...
Read moreUgu yaraan 100 qof ayaa ku geeriyooday dab ka dhashay qarax booyad shidaal oo ka dhacay dalka Nigeria, sida ay sheegeen suxufiiyiin goobta tagay. Xafiiska madaxweyne Dalkaasi Muhammadu Buhari ayaa...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho