Wasiirka Gaashaandhigga oo ka hadlay Weerarkii Ceel-Cadde
15 January 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka aroornimadii ku qaadeen saldhig ciidanka AMISOM ee Kenya iyo kuwa...
Read more










