Aqoonyahan Cabdullaahi Maxamed Cabdi oo ka qayb galayay Barnaamijka Faaqidaada Wararka ee Subax waliba ka baxa Radio Muqdisgho marka laga Reebo Maalinta Jimcaha ayaa sheegay in dhismaha Maamulka Gobollada Hiiraan...
Read moreCiidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal kula wareegay Tuulooyin Hoostaga degmada Awdhiigle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa lagu dilay 5 ka mid ah Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Argagixisada ah...
Read moreWasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shacabka gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe waxa uu ugu baaqay inay kala shaqeeyaan dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Baladweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan kulamo kula leh Maamulka Gobolka iyo Odayaasha Dhaqanka. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa la kulmay Odayaasha...
Read moreBAR DHACDOOYINKA 21.12.2015
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labad gole ee Dowladda federaalka ayaa manta soo gaaray magaaladda Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan....
Read moreDibadbax lagu taageerayay go’aanki madaxweynaha ee ahaa in shirka dhismaha maamulka gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe lagu qabto Jowhar ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Sh/Dhexe ee Jowhar. Dibadbaxan oo...
Read moreKulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay degmada Buulo Barde ee gobolka Hiiraan. Kulanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiinta maamulka degmada Buulobarde, odayaasha dhaqanka. Culumaa’udiinka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho