Wasiirka Maaliyadda XFS oo maanta furay tababar lagu qaadanayo aruurinta canshuuraha barriga+Sawirro
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ‘’Fargeeti’’ ayaa maanta xarunta dhexe ee ilaalinnta cansuurha tababar uga furay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda, qeybta Canshuuraha Barriga iyo Laanta ilaalada Canshuuraha...
Read more











