Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya ayagoo ka wada hadlay arimaha la dagaalanka argagaxisada sida ay...
Read moreGolaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho waxaana shir gudoominayay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke. Afhayeenka xukuumadda oo shirka kaddib saxaafadda...
Read moreMunaasabadda lagu xusayay dhalashada nabigeena NNKH ayaa xalay lagu qabtay masjidka Jaamaca ah ee magaalada Cadaado, waxaana ka qayb galay culumaa'udiin iyo boqollaal dadwayne ah oo Rag iyo Dumar isugu...
Read moreWasaarada Caafimaadka Galmudug ayaa ku wareejisay maamulka Isbitaalka Gaalkacyo ee Galmudug Dawooyin iyo qalab caafimaad waxana kulanka wareejinta goobjoog ka ahaa madaxda sare ee Isbitaalka iyo Mas'uuliyiin ka socotay Madaxtooyada...
Read moreMunasabadaan oo ahayd mid lagu sii sagootinayay Ergeygii hore Qaramada Midoobe u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Danjire Nicholas key oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha jamhuriyadda...
Read moreHay’adda u dooda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay Militariga dalka Nageria in ay xasuuqeen dad shacab ah, War qoraal ah oo ay hay’addu soo saartay ayeey...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho