Maamulka Degmada Hiliwaa Oo Dayactir Ka Bilaabay Wadada Isku Xirta Isgoyska Sos Iyo Waxarcade
Wadadani oo isku xirta isgoysyada SOS iyo xaafada waxaracade islmarkaana ay saameeyeen Roobabkii ka da`ay Magaalada Muqdisho ayaa maanta Maamulka degmada Hiliwaa waxa ay ka bilaabeen howlo lagu dayactirayo Wadadaasi,...
Read more










