R/wasaare ku xigeenka dalka, iyo wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka ka qeybgalay munaasabad lagu weyneynayay maalinta macalinka Sooomaaliyeed oo ku asteysan 21 November. Waxaa ka qayb galay munaasabada xuska...
Read moreWafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Dhiggiisa dalka Turkiga. Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha...
Read moreMogadishu, 21 November 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreRa’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay tababar ugu soo xiray ciidan ka tirsan boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan...
Read moreBarnaamijka kulanka Todobadka ee jimca walba Ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamuuriyada Soomaliya iyo Telefeshinka qaranka Soomaliya Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) iyadoo...
Read moreAkhristayaal waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib shir caalami ah oo ganacsiga looga hadlay...
Read moreWeerarkii lagu qaaday Salaadii jimcaha kadib hotel Radisson Blue ee ku yaala Bartamaha Caasimada Dalkaasi Maali ee Bamako ayaa waxaa fulisay 10 nin oo hubeysan kuwaa oo wata qorayaha daran...
Read more7 qofood ayaa ku dhaawacantay Rasaas ay maleeshiyaadka Al shabaab ku fureen Shacab Caraysan oo ku Xoomay Saldhigyo ay maleeshiyaadku ku lahaayeen Degmada Xagar oo ka mid ah Degmooyinka gobolka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho