Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Korea deeq ka kooban afar gaadiid oo ah nooca martida oo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo gabagabeeyay Shir loogu diyaar-garoobayo Madasha Heerka Sare ee Waddamada iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh Soomaaliya oo...
Read moreMaxamed Xaashi Cabdi Madaxwayne ku xigeenka dawlad goboleedka Galmudug oo maanta shir jaraa'id ugu qabtay magaalada Cadaado ayaa waxa uu kaga hadlay dhaqangalinta heshiiskii nabadeed ee Gaalkacyo iyo wadahadalo ay...
Read moreMagaalada Gaalkacyo waxaa si rasmi ah uga dhaqan galay xabad joojinti iyo heshiiskii ay gaareen madaxda maamullada Galmudug iyo Puntland, iyadoo dadkii ku barakacay dagaalkaasi ay bilaabeen iney haatan dib...
Read moreShirka Madasha wada-tashiga Qaranka oo ay ka qeyb galayaan dowladda Dhexe iyo Dowladaha gobollada ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay shirkaan oo...
Read moreGolaha Baarlamaanka Koofur-Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaallada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayadoo ay munaasabadda dhaarinta ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Koofur-Galbeed....
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu xoo xiray aqoon is-weydaarsi muddo saddex maalmood ah socday, oo ay ka soo qeybgaleen...
Read moreWasaaradda Difaaca ee Mareykanka ayaa xaqiijisay in duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku fuliyeen lagu dilay Abdirhaman Sandhere, oo loo yaqaano "Ukash", oo ka tirsanaa horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab ee dagaallada ka wadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho