Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ku sugan Mareykanka
Taliyaha Booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulamo la qaadanaya masuuliyiinta booliska ee Minnesota. Wareysi uu siiyay Radio Muqdisho, ayuu sheegay taliyuhu in...
Read more










