Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR 06.12.2015 ..
Read moreCutubyo ka tirsan ciidamada dowlada Turkiga ayaa gudaha u galay gobalka Mosuul ee waqooyiga Ciraaq, tilaabadan oo ay xukuumada Ciraaq ku sheegtay mid lagu soo xad-gudbay madax-banaanideeda. Ciidamada Turkiga ayaa...
Read moreBarnamijka Falanqaynta Ciyaaraha oo ka mid ah, Barnamijyada todobaaddkiiba mar ka baxa Radio Muqdisho Coddka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaanu todobaadkan, waxaan uga haddlaynaa, Xiriirka Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed oo markii ugu...
Read moreMadaxweynaha Puntland Dr. Cabiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay Xaafadda Wadajir ee Magalaada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug kaga qayb galay quraac sharafeed uu u sameeyey Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahan howlo shaqo u jooga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxa uu kulamo...
Read moreXaflad ay soo agaasimeen maamulka jaamacadda Jamhuuriya University laguna soo bandhigayay waxqabadka ardayda jaamacadda Jamhuuriya islamarkaana lagu dooranayay gudoomiyaha urureka ardaytda jaamacaddaasi ayaa lagu qabtay Muqdisho. Munaasabaddaasi waxaa ka qeyb...
Read moreMadaxweynaha China Xi Jinping ayaa sheegay in dhaqaale gaaraya 60 bilyan oo doollar uu ku bixinayo horumarinta ganacsiga qaaradda Afrika. Xi Jinping madaxweynaha Cjina ayaa sheegay in muddo sadex sano ah...
Read moreINNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN DALADA HAWEENKA HORUMARINTA SAXAAFADA SOOMAALIYA ayaa uga tacsiyeeyay Dhamaan bahda saxaafada gaar ahaan eheladi iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Hindiyo Xaaji...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho