Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay ku soo laabtaan xaafadadooda, kaddib heshiis dhaqan galay oo laga gaaray colaadii Gaalkacyo. Isagoo ka...
Read moreWasiirka wasaaradda caafimaadka, Xaawo Xassan Maxamed ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay diyaarisay mashruuc dadka Soomaaliyedee aragga la’ indhaha loogu fiiqiyo. Wareysi ay siisay Radio Muqdisho ayay ku sheegtay in...
Read moreWasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Puntland ku wareejisay deeq dawo ah oo ay dowladda Dhexe ka heshay boqortooyada Sacuudiga, taas oo loo qeybinayay muddooyinkii dambe maamul-goboleedyada. Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka...
Read moreGolaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayagoo ka doodaya laba hindise-Sharciyeed. Xildhibaan Maxamed Cumar oo wareysi siiyay Radiyo Muqdisho ayaa sheegay in shirka goluhu uu ku saabsan yahay...
Read moreWasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ‘’Fargeeti’’ ayaa maanta xarunta dhexe ee ilaalinnta cansuurha tababar uga furay shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda, qeybta Canshuuraha Barriga iyo Laanta ilaalada Canshuuraha...
Read moreSheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi Baardheere oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ku ah fidinta Diimta Islaamka ayaa maartiqaad soo dhaweyn ah u sameeyay Ra’iisul-wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaliya oo...
Read moreShirka wasiirrada shaqada ee qaaradda Afrika ayaa waxaa looga hadlay sidii dadka Afrikaanka ah loogu sameyn lahaa shaqo hufan oo dhinac walba ka hagaagsan. Soomaaliya ayaa waxaa uga qaybgaly wafdi...
Read moreMaamulka gobolka Banaadir, gudoomiyayaasha degmooyinka, iyo laamaha amniga ayaa maanta shir aan caadi aheyn ku yeeshay xarunta dowladda hoose ee magaalada Muqdisho. Ujeedada kulanka ayaa ahaa in dhamaan maamulka gobolka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho