Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Axmed oo loo sameeyay aas Qaran
Allaha u naxariistee waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay kooxo hubeysan ay ku toogteen magaalada Muqdisho. Xildhibaanka oo lagu aasay qubuuraha Isbitaalka...
Read more











