Maleeshiyaad ka tirsanaa Shabaab oo lagu dilay howlgal ay ciidamada XDS ka sameeyeen Hiiraan
Afar ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay howlgal ciidamada XDS ay gelinkii dambe ee shalay ilaa xalay ka sameeyeen deegaanka Garasyaani ee gobolka Hiiraan. Howlgalka ayaa bilowday kaddib markii...
Read more











