Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho
WARKA DUHUR 15.11.2015 sax
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gelinkii dambe dalka dib ugu soo laabtay, kadib booqasho ay ku tageen dalalka Kenya,...
Read moreKooxda loo yaqaano Daacish ee gacanta ku heysa qeybo ka mid ah dalka Ciraq iyo Siiriya ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii xalay lagu qaaday magaalada Paris dalka Faransiiska kaasoo ay ku...
Read moreATTENTION EDITORS - VISUAL COVERAGE OF SCENES OF INJURY OR DEATHGeneral view of the scene with rescue service personnel working near covered bodies outside a restaurant following shooting incidents in...
Read moreMadaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada waraaqihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Jamhuriyadda India wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, HE. Ms Suchitra...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa sheegay in dhawaan bilaabi doonaan Ol-olaha tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kadib marka ay qabtaan Xuska Maalinta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed....
Read moreIn ka badan 153 qof oo rayid ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarro argagixiso oo xalay ka dhacay magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska. 200...
Read moreShaqaalaha Dowlada Hoose Xamar ee uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Ku Xigeenadiisa Ayaa Galabta Ka Qeyb Qaatay ololo Nadafadeed oo Laga...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho