Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo sheegay In Aysan Aqbaleynin Darbiga Kenya Ay Ka Dhiseyso Xuduuda Soomaaliya Iyo Kenya
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Dowladda marnaba aysan aqbali doonin gidaarka la sheegay in xuduuda dalkeena uu la...
Read more











