Golaha Wasiirada Galmudug Oo Go’aamo Aad U Culus Kasoo Saaray Isbaarooyinka+SAWIRRO
Shir Caawa Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug isla markaana uu Shir Gudoominayay Madaxweyne Cabdilkariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa looga hadlay arrimo...
Read more











