Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay shir looga hadlay amniga Dalka oo ay ka qeyb galeen Taliyaha Ciidamada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka,Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,Saraakiil ka...
Read moreDhageystayaasha Radio Muqdisho waxaa lagu wargelinayaa in Barnaamijka Islaamka iyo bulshada ee ka baxa Idaacadda Khamiis kasta beri oo kale waxaa looga hadlayaa mowduuca ah "amaanada iyo qiimaha ay bani'aaddamka...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Galmdug oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa maanta lagu wareejiyay gaadiid dagaal oo ka kooban 11, iyo maleeshiyaad, kuwaasoo ay lahaayeen qaar ka mid ah beelaha dega...
Read moreDiyaaraddan oo nuuceedu yarahay Antonov ayaa dhacday waxyar uun kadib markii ayaa ka duushay gagida Duyuuradaha ee Jubba. Warka aya intaa ku daraya in dad kaban 20 Qof ay ku...
Read moreIslaamku waa diin caddaaladeed, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl oo macneheedu yahay kii caddaaladda badnaa. Si weyn ayay diinteennu u diidday dulmiga iyo gabood falka, waxa ayna muslimiinta...
Read moreXeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa maanta booqday wefti balaaran oo u horkacayay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dalka Kenya Josaf Kaysari, waxaa qeyb ka ahaa weftigan xildhibaano ka tirsan...
Read moreQaar ka mida wasiirada dowlad Gobaleedka Galmdug oo ay wehliyeen mas'uuliyiinta maamulka Dagmada Galkacyo ee Dowlada Galmdug ayaa kormeer ku aaddan u kuurgalidda xaaladda shaqo ee xarumaha adeegga Bulshada Galkacyo waxa ay ku...
Read moreDanjiraha Soomaaliyeed ee dalka Indonesia Cabdi xakiim Cali Yasin layaa kulan a yeeshay Wasiirka Ku-Xigeenka Arrimaha dibedda ee Indonesia Abdurraxmaan Fachir wuxuuna kala hadlay xiriirka labada wadan iyo sidii loo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho