Wasiirka Amniga gudaha oo Muwaadiniin Iraan ah ku wareejiyay madaxda safaaradooda ee Muqdisho
Dowladda Soomaaliya ayaa mas’uuliyiinta Safaaradda Iiraan ee Soomaaliya ku wareejiyay muwaadiniin u dhashay Iiraan oo dhawaan laga soo furtay kooxo burcad badeed Soomaali ah. Wasiirka Amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar...
Read more











