Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Dhalinyarada Aqoonyahanada Ah Ugu Baaqay In Ay Ka Shaqeeyaan Horumarinta Dalka
Guddoomiyaha Baarlamanka federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay ka hadlayay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameysatay Waxbarashada Jaamacada Benaadir ayaa bogaadin iyo hambalyo u diray ardayda...
Read more











