Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqday degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud halkaasoo si diirran loogu dhaweeyay. Wafdiga uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka Dawlad Goboleedka Galmudug...
Read moreDowlada Galmudug ayaa habeenkii xalay ahaa magacaabay maamul KMG ah oo ay yeelato degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobalka Galgduud. Munaasabad xalay lagu qabtay degmadaasi kana qeybgaleen madaxweyne ku xigeenka Galmudug,...
Read moreMarwada Madaxweynaha ayaa maanta booqatay xarun lagu xanaaneeyo caruurta oo ku taala degmada C/casiis ee gobolka Banaadir. Booqashada Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo qayb ka ahayd in ay u kuur...
Read moreMaxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ganaax ah ku ridday dad ajaanib ah oo dalka si sharci darro ah ku joogay. Dadkani ajaanibta ah oo xukunka ganaaxa ah ay ku ridday...
Read moreMuqdisho, November 5, 2015------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Mudane Maxamed Cumar Carteh, waxaana kulanka looga...
Read moreShacabka Galmudug ayaa gartay taageerada iyo tayaynta Ciidamada Maamul goboleedka Galmudug inay tahay xajinta iyo maamul wanaagga Galmudug,waxayna si Taageero ah maamulka ugu wareejiyeen Ciidan iyo gawaarida gaashaaman milateriga. Madaxweynaha...
Read moreSaraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho gaar ahaan xerada tababarada ciidanka ee Deegaanka Jasiira.waxana tababarka loo sooxeray 20 sargaal. Munaasabadii tababarka...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi iyo wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ah ka mid ah maamulka oo uu hogaaminayay misana maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa degmada Caabudwaaq...
Read moreGudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maantay La Kulmay dhamaan Gudoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Ku xigeenadoda waxaana ujeedka Kulankani uu ahaa Kulan isbarasho ah...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho