Madaxweynaha oo baarlamaanka ka codsaday in ay meelmariyaan Sharciga la dagaallanka Argagixisada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay muhiim u tahay meelmarinta Sharciga la Dagaallanka Argagixisada ee hadda horyaalla Baarlamaanka, isagoo tilmamay Madaxweynaha haddii sharcigaan...
Read more











