Islaamka iyo Caddaaladda – DHAGAYSO
Islaamku waa diin caddaaladeed, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl oo macneheedu yahay kii caddaaladda badnaa. Si weyn ayay diinteennu u diidday dulmiga iyo gabood falka, waxa ayna muslimiinta...
Read moreIslaamku waa diin caddaaladeed, Magacyada Ilaahey waxaa ka mid ah Alcadl oo macneheedu yahay kii caddaaladda badnaa. Si weyn ayay diinteennu u diidday dulmiga iyo gabood falka, waxa ayna muslimiinta...
Read moreXeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa maanta booqday wefti balaaran oo u horkacayay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dalka Kenya Josaf Kaysari, waxaa qeyb ka ahaa weftigan xildhibaano ka tirsan...
Read moreQaar ka mida wasiirada dowlad Gobaleedka Galmdug oo ay wehliyeen mas'uuliyiinta maamulka Dagmada Galkacyo ee Dowlada Galmdug ayaa kormeer ku aaddan u kuurgalidda xaaladda shaqo ee xarumaha adeegga Bulshada Galkacyo waxa ay ku...
Read moreDanjiraha Soomaaliyeed ee dalka Indonesia Cabdi xakiim Cali Yasin layaa kulan a yeeshay Wasiirka Ku-Xigeenka Arrimaha dibedda ee Indonesia Abdurraxmaan Fachir wuxuuna kala hadlay xiriirka labada wadan iyo sidii loo...
Read moreBahda Sports-ka iyo Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa si weyn u soo dhaweeyey Xoghayaha Guud ee Olymbic kada Muddane Duraan Axmed Faarax oo howlo shaqo ku tegay magaalada Washington...
Read moreMadaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee shalay dib ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo kadib markii ay safar deg-deg ah ugu ambabaxeen magaalada Muqdisho si...
Read moreMuqdisho, 02, Nov, 2015…Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeeti” ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray shir balaaran oo mudo sadex maalmood ah u socday Wasaaradda Maaliyadda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho