Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Muqdisho Kula Kulmay Wafdi Ka Socda FAO
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ballaaran oo ka socday hay’adda cunnada iyo beeraha adduunka ee FAO. Xubnaha...
Read more











