Ku simaha madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabadda xuska maalinta xorriyadda Turkiga “Sawirro”
Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay xuska maalinta xorriyadda dalka Turkiga oo ku asteysan 29-ka Octobar ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cusmaan...
Read more











